BBC Somali
  11:00 Aroornimo
  14:00 Galabnimo
  18:00 Fiidnimo

 

    VOA Somali
  06:30 Aroornimo
  04:00 Galabnimo
  07:00 Habeenimo

 

  Radio Muqdisho
   08:00 Arroornimo
  02:30 Duhurnimo
  20:00 Habeenimo

 

   Somali Links
 

warka

 

 

Madaxweyne shariif oo dalka dib ugu soo laabtay

 

 

Muqdisho.18/Sept/2010

 

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed aya waxa ay goor dhaweed ka soo degteen garoonka diyaradaha ee Aadan Cade Airport ee Magaalada Muqdisho.

 

Wafdigan oo  uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya  Sheekh Shariif ayaa ka soo kicitimay Magaalada Kampala ee Xarunta wadanka Uganda.

 

Imaatinka Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ee deg dega ah ayaa ku soo beegmay xili kulankii baarlamaanka ee lagu waday in xukuumada aay kal sooni waydiisato Baarlaamka uu baaqday.

 

Sidoo kale wararka qaar ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweynaha uu rabo in uu maanta fadhiga barlamanka  isugu keeno Xildhibaanada barlamanka KMG ee Soomaaliya oo maanta iyagu kulan ay ku lahayeen Xarunta golaha Shacabka uu ka baaqday.



kala soco www.somalinetwork.com waxii ku soo kordho


 

 

 
 

 

 

 

                                                    

                        Free counter and web stats       Somalinetwork.Com © 2010      webmester@somalinetwor.com